June 25 2017 05:59:29
SOMALIA Flag
Navigation
· Home
· Articles
· Downloads
· FAQ
· Discussion Forum
· Web Links
· News Categories
· Contact Me
· Photo Gallery
· Search
Ohio Tournment 2014
Atlanta Tournment 2012
Sayec celebration and Recognition
Washington DC Tournment 2012
Midnimo Champions 2012
Ohio Soccer Tournment 2012
Baroordiiqdii Caalamka
TartankaDhallintaCuslaatayeeFinland2012
xafladdii Maxamed Tuke
Ragsved Champions
Dhallinta Cuslaatay ee UK
Sweden Basketball Tournment 2010
Ashland 2010
RamadanCup-MN 2009
Somali Week 2009
Ashland 2008
Ashland 2009
Sydom Basketball 2008
Somali Week 2008
Sydom Tournment 2005
Coach Idiris
Coach Maxamuud
Coach Shiikha
Deeqo Cawil
Gani X.Nuur
Yaasiin Jama
Abdul
Ahmed Eman
Said Aamaan
Asad Dheere
Hussein Osman
Cabdi Dige
Mohamed Barre
Samater Hassan
Yaasir Abdirizak
Issa Yuusuf
Awale A/rahman
Mucaawiye Cumar
Warsame
Mahamed Farah
Shirwac A/rahman
Sadik Hussein
Zakaria Haji
Ismail A/rizak
Ahmed Yare
Awil Guled
Abdalla
Kamaal Hassan
Abdirahman Yare
Idiris Ali
Xiriirka kubadda koleyga Soomaaliya oo tababar dhanka macalimiinta ka furay Magaalada Muqdisho+Sawiarro

Xiriirka Soomaaliyed ee kubada koleyga ayaa magaalada muqdisho ka furay tababar ay ka qayb galayaan macalimiinta kubadda koleyga, waxaana xafladda furitaanka kasoo qayb galay masuuliyiin Ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed , Madaxda Xiriirka kubadad koleyga iyo Marti sharaf kale .

Tababarkan oo ka furmay xarunta Gos waxaa  ugu Horeyn ka hadlay Guddoomiyaha XSKK Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani  Waxuuna  sheegay in tababarkan    ay ka qayb qaadanayaan macalimiin laga soo xulay   cayaartooyda cuslaatay , kuwa hada xirafada kuguda jira iyo Ardayda Jaamacaha wax ka barata  isla markaana  uu bixinayo Macalin Cumar Cabduqaadir Baarajab .

Guddoomiye Cadaani  ayaa intaa ku daray in tababarka  loogu diyaar garoobayo tababar heerka koowaad ah oo  sanadkan gudahiias xirirka qaban doono  isla markaana ay kasoo qayb qaadan doonaan macalimiin ka socota gobolada dalka, Waxuuna Mahad celin balaaran u soo jeediyay Macalin Baarajab  isagoo  macalimiinta  kula dardaarmay in ay ka faa'iidaystaan  Macalinka maadaama  uu tababrka  afkii hooyo lagu bixinayo taasna ay guul tahay.

Madaxa Amuuraha Gobolada   Gos IBraahin Xuseen Cali Roombe  horeyna u soo noqday guddoomiyaha XSKK  oo goobta ka hadlay ayaa amaanay dadaalka xirirka iyo Macalin Baarajab  ay ku doonayaan in ay xoogga saaraan  tababarka macalimiinta oo ah  halka ay kasoo bixi karaan macaliin soo saarta cayaartooy wanaagsan.

Macalin Baarajab   oo  xaflada ka hadlay ayaa  sheegay in   dalka uu xaq  ku leeyahay talaabo kasta  lagu horumarinayo kubada koleyga soomaliyeedna uu diyaar u yahay in uuka qayb qaato.

Macalin Baarajab ayaa dhanka kale sheegay in qorshahiisa kaliya aysan ahayn hal tababar uuna diyaariyay qorshe 2016- ilaa 2020 oo dhanka tababarka  macalamiinta kubadda koleya uuna ku rajo weyn yahay inuu dhaqan geli doono.

Guddoomiyaha Gos Cabdulaahi Axmed Tarabi oo xaflada ka hadlay ayaa sheegay in barisamaadki ay  kubabdda koleyga ku hormartay   isku xirnaan wadatashi iyo kala faa'iidaysasho ka dhexaysay macalimiinta garsoorka iyo cayaartoodya taasna loo baahan yahay in dib loo soo celiyo , macaliinta tababarka  qaadanayo laga doonayo   in ay gartaan in masuuliyad culus ay saaran tahay.

Guddoomiye Tarabi ayaa dhanka kale amaan usoo jeediyay Madaxda Xiriirka oo waqti geliyay  horumarinta kubadda koleyga qaybaheeda kale gedisan iyo Macalin Baarajab oo  go'aansaday in  aqoontiisa dalka dib uu soo celiyo.

Ugu dambeyn waxaa xaflada ka hadlay oo tababarka furay Guddoomiye sharafeedka Gos Cabduqaadir Ibraahin acan Abkoow waxuuna si qooto dheer uga sheekeeyay taariikhdii ay soo martay kubadda koleyga iyo qabkii ay ku hormartay waxuuna  xiriirka  kula dardaamay inay soo celiyaan taariikhdii wacnayd ee  kubadda koleyga ku lahayd qaaradda afrika.

Tabarkan oo ay ka qayb qaadanayaan 35 macalin ayaa socon doona muddo  5 maalin ah waxayna macalimiinta qaadan doonaan  xirfadaha kusoo kordhay kubadda koleyga oo cashar ahaan loo bari doono iyo tababar uu macalinka ku bixinayo garoonka Wiish oo qaab ficil ah loo barayo.



W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

USA Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ashland Reunion 2014
AtlantaTournment2014
Run To Unite(Minnesota 2012
Seuki Soccer Tournment 2012
Sydom Basketball Tournment 2012
London Futsal Tournment U16
Somali week Diaspora
Seuki Football tournment 2010- Stockholm-Sweden-
Fiuk Champions
Kulankii Isboortiga Utange
RotterdamiyokoobkaHirda 2011
Eurosom Tournment 2010
SomaliWeek MN 2010
Cayaarihii Xagaaga ee Columbus-Ohio
Soccer Fall League 2009
Atlanta Tournment 2009
Koobkii K/Cagta Dhallinta Cuslaatay ee Minnesota
Booqashadii Macallin Tuke ee Minnesota
Koobabkii MSSU & MYB
Ciyaarihii Qurbajoogta -Jabuuti 2009
Ashland 2007
Somali Week 2007
Sydom Basketball 2007
Minnesota Basketball Team
Ashland 2006
Somali Week 2007
Coach Ahmed Dahir
Coach Madaxey
Hussein Abaaba
Mohamed Dheere
Yonis Xaaji Saciid
Catoosh
Xaawo Hiiraan
Nimco Kenyati
Abdihakim
Fartuun Cali Dheere
Abdihakin AU
Hamza Osman
Ahmed Nuur
Faisal Dheere
Khaalid
Sharmaarke Muuse
Nuuraddiin
Sadik Haji
Ali Hassan
Badal Askar
Sharmaarke
Bahnan Abdi
Saabir Haji
Mohamed Omar
Mahamed
Liban
Mohamed Yusuf
Mahad Haji
Haashim
Salmaan
Mohamed Ali
Zakaria Mohamed
Render time: 0.03 seconds 2,621,423 unique visits