Home · About Us · Juvenile · Youth Events · Legends · Education · Employment · Contact Us · Forum · HealthMay 17 2008 03:17:21
Somali Flag
CHAMPIONS 2007
Sydom Activities 2005
Diyaargarowgii Kooxda MN
LINKS
Somali Sports  :  

    International Sports:  

Nashville Soccer
Latest movies
Soccer [22/01-08]
Yaseen Musa-... [04/01-08]
Mike Tyson(I... [04/01-08]
I Believe I ... [04/01-08]
Top 10 amazi... [04/01-08]
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 15
Newest Member: kent kadar
Navigation
Home
About Us
Juvenile
Youth Events
Legends
Education
Employment
Contact Us
FAQ
Forum
Photo Gallery
JUVENILE
Todays Events
Movies
Health
Latest Articles
Tababare:Cabdi Maxam...
Xiddigii Naadiga Bat...
Banaamijka Xiddigaha...
Xiddiggii Naadiga Ba...
Xiddiggii Naadigii M...
News Categories
Downloads
Games
Journal
Members
Mods
Movies
News
BASKETBALL
FOOTBALL
SOCCER
EDUCATION
Visitors Stats v1.0




Visitors Stats v1.0
By Yoda © 2006

Welcome
Welcome to Somali Youth Development Organization In Minnesota (SYDOM)
Announcements
FARRIIN CULUS-IMPORTANT MESSAGE [January 15 2007 17:24:00]
BARNAAMIJKA XIDDIGAHA: AXMED MUUSE XUSEYN
Barnaamijka xiddigaha
Diyaariye: Maxamed Shiikh Abdi ( wali)
Xarunta Kubadda.com London




AXMED MUUSE XUSEYN

Bogga baadi goobka Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ah legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku lahayd cayaarta kubadda kolayga kaas oo magaciisu yahay Axmed Muuse Huseyn oo u cayaari jiray naadigii kooxda kubadda kolayga Batroolka iyo Qarankii Soomaaliyeed. Axmed Muuse waxaan ku tilmaami karaa in uu ka mid ahaa ciyaartooyda fara kutiriska ahayd ee magaca wayn ku yeeshay taariikhda cayaarta kubadda kolayga Soomaaliyeed.
URURKA SSIFO OO SOO DHAWEYSAY NUURADDIIN CALI SACIID
URURKA SSIFO OO SOO DHOWEYSAY NUURADIIN CALI SACIID
Waxaa soo diyaariyay: Xasan M. Faarax (John)
Xarunta wayn ee London






Waxaa habeenkii Sabti-Axadaad lagu qabtay casho sharaf ay xubnaha ururka SSIFO ku soo dhoweynayeen Nuuradiin Cali Saciid oo ahaa ciyaartoy magac iyo qiimo wayn ku lahaa Qaranka Soomaaliyeed iyo Kooxda Kubadda Kolayga ee Badda. Nuuradiin wuxuu ka mid yahay ciyaartoydii mudada ugu dheer u saftay kooxda qaranka kuna sifoobay cayaar wanaag, akhlaaq wanaag iyo daacadnimo.
ISKU AADKII CAYAARAHA SWEDEN OO LA SOO SAARAY
ISKU AADKII CAYAARAHA SWEDEN OO LA SOO SAARAY
DIYAARIYE:MAXAMED MUKHTAAR & IBRAAHIM GALBEYTE
SWEDEN




Shir sanadeedkii cayaaraha heerka koowaad ee Swedan ayaa furmay maanta oo ay taariiqdu tahay 3 da may 2008, Shirka ayaa ka dhacay xaafada sida weyn ay u degan yihiin soomaalida sweden ee Rinkeby goobta lagu magacaabo Folketshus i Rinkeby ( Guriga Umada).
Kulankaan oo ay goob joog ka wada ahaayeen dhamaan kooxaha kasoo qeyb gala Cayaaraha heerka koowaad ee Swedan oo isugu jiray kooxaha cayaara kubada
cagta iyo kuwa koleyga, sidoo kale marti sharaf qiima weyn ku leh isboortiga Soomaaliyeed hadiii ay noqon lahayd cayaartooydii hore, masuliyiin hore iyo kuwa hadda maamul ka haya ururada ugu weyn isbortiga ee ummadda Soomaaliyeed.
ugu horeyntii waxaa lagu furay aayadaha quraanka kariimka ah intaa ka dibna waxaa hadalkii qaatay gudoomiyaha cayaaraha heerka koowaad ee Swedan mudane M Hamdi shek Ahmed.
TARTAN KUBADDA KOLEYGA OO CARUURTA DA'DOODU KA HOOSAYSO 18 OO KA FURMAY TORONTO
NewsTartan K/Koleyga oo ka furmay Toronto
Diyaariye:Daa’uud Ahmed Dheere
Toronto-Canada






Tartan kubadda kolayga ah oo ay soo qaban qaabiyeen cayaartooydii hore ee Kubadda Kolayga Soomaaliyeed ee hada ku midoobay ururka lagu magacaabo SSIFO (Somali Sports & International Friendship Organisation) qaybtooda deggan Canada sida: Cabdi Dheere, Cabdi Deputati, Farax Odey, Cali Gaab, Daud Axmed Dheere, Axmedey Abukar, Jibril M. Sacid, Maxamed Farax Qambi, Sacid Qorshel iyo Musse M. Nasir, oo shir isugu yimadeen Sabtigii hore ayaa waxay go'aamiyeen inay u qabtaan tartan soconaya 5 Toddobad caruurta da'doodu ka hooseysa 18 jir.
DUGSI BARASHADA K/KOLEYGA OO LAGA FURAY MAGAALADA LEICESTER
DUGSI BARASHADA K/KOLEYGA OO LAGA FURAY MAGAALADA LEICESTER
DIYAARIYE: C/rahman Aadan Nuur
Xoghayaha HBAA





Sabtidii la soo dhaafay ee ay bishu aheyd 12-ka Apriil 2008 ayaa waxaa magaalada Leicester ee cariga Ingriiska laga furay dugsi tababar kubadda kolayga ah oo uu furay macalinka wayn Cumar Anyeelo, oo ka mid ah bahwaynta kubadda kolayga hada u soo jeesatay sidii ay u horumarin lahaayeen mustaqbalka kubadda kolayga Soomaaliyeed, kuwaas oo ku midoobay Ururka isku taga cayaartooyda kubadda kolayga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SSIFO (Somali Sports & International Freindship Organisation).
JIILAL KALA DUWAN OO K/KOLEYGA AH OO KU KULMAY LONDON
JIILAL KALA DUWAN EE KUBADDA KOLAYGA AH OO KU KULMAY LONDON
Diyaariye:Xasan M. Faarax (John)
Xarunta wayn ee London




Ururka isku taga cayaartooyda kubadda kolayga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SSIFO (Somali Sports & International Freindship Organisation) ayaa waxay shalay galab oo taariikhdu ahayd 12 Abriil 2008 ay qado sharaf u sameeyeen Rugcadaayaal magac iyo maamuus ku lahaa cayaarta kubadda kolayga, si ay warbixin uga siiyaan dadaalka ay ugu jiraan isku keenida iyo ka qayb qaadashada horumarka kubadda kolayga Soomaaliyeed.
KOOXDA VILLANOVA OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SBL EE MINNESOTA
KOOXDA VILLANOVA OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI BASKETBALL LEAGUE EE MINNESOTA
Diyaariye: Shiikha






Kooxda kubbadda koleyga ee Villanova ayaa habeenimadii xalayto oo ay taariikhdu ahayd 04/05/2008,waxaa ay ku guulaysteen koobkii loogu magacdaray SOMALI BASKETBALL LEAGUE (SBL) oo aalaaba ay soo qabanqaabiyaan dhallinyarada Soomaaliyeed oo iyagu isku xilqaamay qabashada cayaarahaasi. Waxaana ciyaarahaasi lagu qabtay garoonka kubadda koleyga ee Bottineau Park iyada oo daawadashada ciyaartaasi ay ka soo qaybgaleen dadweyne faro badan oo iyagu aad u soo camiray garoonka iyo qaar ka tirsanaa ciyaaryahannadii xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga.
TARTANKII KUBADDA KOLEYGA CARUURTA DA’DA YAR EE KA SOCDAY TORONTO OO LA SOO GABAGABEEYAY
TARTANKII KUBADDA KOLEYGA CARUURTA DA’DA YAR EE KA SOCDAY TORONTO OO LA SOO GABAGABEEYAY
DIYAARIYE: DAA’UUD A. DHEERE
XAFIISKA KUBADDA .COM
TORONTO ONTARIO-CANADA






Taarikhdu markay aheyd 27-kii bishii Janaayo 2008 ayaa waxaa ka bilowday magaaloda Toronto ee Canada , tartan kubadda kolayga ah oo loogu tala galay cayaartoyda da'doodu tahay 16jir iyo wixii ka hooseeyo.
Madaxweynaha Jabuuti oo xaflad sagootin u sameeyay kooxdii Diaspora
Diyaariye: Xoghayaha Somali Diaspora
M Hamdi Ahmed - Jabuti


Masuuliyiinta iyo dhalinyarada Soomalida qurba joogta ah (Diaspora) ayaa uu soo afjarmayaa safaradii ay la yeelanayeen cayaaryahanada reer Jabuuti.
Barnaamijka Xiddigaha:Abuukar Axmed Maxamed (Abuukar Shiino)
Barnaamijka Xiddigaha: Abuukar Axmed Maxamed (Abuukar Shiino)
Diyaariye: Shiikha







Iyadoo aynu wali ku dhex jirno ururinta kaydka xiddigihii Ciyaaraha ee soo maray taariikhda dalkeena Soomaaliya,ayaanu maanta idiin haynaa xiddigii kubbadda koleyga Soomaaliyeed ee naadigii Muqdisho iyo xulka qaranka Soomaaliya waa Abuukar Axmed Maxamed oo bulshada isboortiga ay ugu naanaysan (Abuukar Shiino).
Kulan Ciyaaro saaxiibtinmo oo dhexmaray dhallinyarada Jabuuti & kuwa qurbajooga ah
Kulano ciyaaro saaxiibtinimo oo dhexmaray dhallinyarada reer Jabuuti & kuwa qurbajoogta oo martiqaad ka helay Dawladda Jabuuti.
Diyaariye:Kamaal
Jabuuti






Masuuliyiin iyo dhalinyaro Soomaliyeed oo qurba joogta ah ayaa 22/03/2008 u amababaxay dalka Jabuuti kadib mar ay martiqaad ka heleen dowladda Jabuti, si ay cayaaro saaxibtinimo ula cayaaraan qaar ka mid ah cayaaryahanada dowladda Jabuti.
Page 1 of 4 1 2 3 4 >
Most Recent Articles
Subject Category Author Views Date
Tababare:Cabdi Maxamed Ciye-cabdi dheere LEGENDS shiikha 403 26-12-2007 00:28
Barnaamijka Xiddigaha - Tababare Cabdi Maxamed Ciye-Cabdi Dheere Qore: Shiikha Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena Soomaaliya. Kooxdiisa kubbadda koleyga ee caanka ka ahayd Afrika Iyo dalalka Carabta Jeenyo Ama 5 tii jeenyo ayuu hormuud u ahaa, isaga oo ka ciyaari jiray dhexda (Center).
Xiddigii Naadiga Batroolka:Mukhtaar Maxamed Axmed -M-Cuti- LEGENDS shiikha 678 20-08-2007 00:57
Barnaamijka Xiddigaha - Mukhtaar Maxamed Axmed ( Mukhtaar Cuti) Qore: Shiikha
Banaamijka Xiddigaha:Tababare Fu'aad Sh.Ibraahim (Fu'aad Fujuu) LEGENDS shiikha 388 20-08-2007 00:33
Barnaamijka Xiddigaha: Tababare Fu\'aad Sh .Ibraahim (Fu\'aad Fujuu) Qore: Shiikha
Xiddiggii Naadiga Badda: Nuuraddiin Cali Saciid LEGENDS shiikha 631 20-08-2007 00:12
Iyada oo aynaan qoraalladeena ku soo koobi karin xiddigihii faraha badnaa ee u kacay qaranka Soomaaliyeed ayaanu misana isku dayi doonaa inaan marba soo qaadano ciyaaryahannada ay inoo suuro-gasho inaanu helno taariikhahoodii isboorti muddadii ay ku dhex jireen bulshada isboortiga.
Xiddiggii Naadigii Munishiibiyo:Cumar Ringo LEGENDS shiikha 735 18-08-2007 14:19
Barnaamijka Xiddigaha - Cumar Ringo Qore: Shiikha
Xiddiggii Naadiga Badda :Axmed Cismaan Geedi LEGENDS shiikha 388 18-08-2007 13:22
Barnaamijka Xidigaha AXMED CISMAAN GEEDI Qore: Shiikha Xubinteena joogtada ah ee barnaamijka xiddigaha waxaa aynu ku soo qaadanaynaa taariikhdii Ciyaaryahan Axmed Cismaan Geedi oo isagu caan ku ahaa kubbadda cagta Soomaaliyeed looguna naanayso” Geedi”.
Xiddiggii Naadiga Muqdisho: Isaaq Nuur Maxamed LEGENDS shiikha 370 18-08-2007 13:03
Barnaamijka xidigaha - Isaaq Dheere Diyaariye:Shiikha
Xiddiggii Naadiga Jeenyo:Dr. Yuusuf Shaqaaq LEGENDS shiikha 430 16-08-2007 20:27
XIDDIGA: Dr. Yuusuf Shaqaaq Barnaamijka Xiddigaha - Yuusuf Maxamed Maxamuud ( Y/Shaqaaq) Qore: Shiikha
US Flag
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
TORONTO 2007
content
Minnesota Team

Random movie
[ Soccer ] [ Yaseen Musa-King of Basketball ] [ Mike Tyson(Iron Mike) ] [ I Believe I can Fly-Michael Jo ] [ Top 10 amazing Michael Jordan ] [ Mohamed Ali & Joe (Manila) ] [ Mohamed Ali-Hero- ] [ Abdi Bile(Hero) ] [ NBA" top 10 ] [ Basketball ]
Ashland sports Re-union
Shoutbox
You must login to post a message.

shiikha
30/08/2007 16:46
Kan u daa Shiikhow

shiikha
16/08/2007 22:53
WOW: Muuqaalkaan baa fiican. mahadasanidiin

Event Calendar
Maj 2008
S M T W T F S
        1 2 3
4 5 6 7 8 9 10
11 12 13 14 15 16 17
18 19 20 21 22 23 24
25 26 27 28 29 30 31
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 15
Newest Member: kent kadar
Copyright Somali Youth Development Oragnization organization In Minnesota (SYDOM); 2006

Aero X Theme 218634 Unique Visits