Home · About Us · Juvenile · Youth Events · Legends · Education · Employment · Contact Us · Forum · HealthJuly 24 2008 21:48:57
Somali Flag
BASKETBALL TOURNMENT 2008
SOCCER 2008
ASHLAND 2008
CHAMPIONS 2007
Sydom Activities 2005
Nashville Soccer
Diyaargarowgii Kooxda MN
Latest movies
Soccer [22/01-08]
Yaseen Musa-... [04/01-08]
Mike Tyson(I... [04/01-08]
I Believe I ... [04/01-08]
Top 10 amazi... [04/01-08]
LINKS
Somali Sports  :  

    International Sports:  

Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 15
Newest Member: kent kadar
Navigation
Home
About Us
Juvenile
Youth Events
Legends
Education
Employment
Contact Us
FAQ
Forum
Photo Gallery
JUVENILE
Todays Events
Movies
Health
Latest Articles
Xiddigii Naadiga Bat...
Banaamijka Xiddigaha...
Xiddiggii Naadiga Ba...
Xiddiggii Naadigii M...
Xiddiggii Naadiga Ba...
News Categories
Downloads
Games
Journal
Members
Mods
Movies
News
BASKETBALL
FOOTBALL
SOCCER
EDUCATION
Visitors Stats v1.0




Visitors Stats v1.0
By Yoda © 2006

Minnesota Team

Welcome
Welcome to Somali Youth Development Organization In Minnesota (SYDOM)
Announcements
TACSI [July 07 2008 11:17:00] 
FARRIIN CULUS-IMPORTANT MESSAGE [January 15 2007 17:24:00]
KOOXDA K/KOLEYGA MINNESOTA OO U AMBABAXAYSA LONDON

Kooxda  Minnesota oo ka qayb-galaya ciyaaro ka dhacaya  london

Diyaariye:Shiikha

Minneapolis –Minnesota

 

Guddoomiyaha ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (Somali Youth development Organization in Minnesota  (SYDOM) Mr: Liban Suleiman(Shiikha) ayaa shaaca ka qaaday in koox kubadda koleyga ah oo ka socota goboolka Minnesota ay ka qaybgali doonaan tartamo ciyaareed oo  kubadda koleyga oo lagu qaban doono magaalada london ee dalka Ingiriiska inta u dhaxeysa Augosto 5teeda ilaa 20 keeda.

Xulka qaranka oo ka qayb-galaya cayaaraha wadammada Carabta

Xulka Qaranka oo ka qayb-galaya cayaaraha Wadamada carabta
By:Shiikha
Minneapolis-MN

 Xul

Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenka xiriirka Soomaliyeed ee kubadda koleyga Eng Bana Ali ayaa shaley u amba baxey wadanka Marocco,magaalada Rabaat halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan cayaaraha kubadda koleyga  wadamada carabta ee da’da ka hoosaysa siddeed iyo toban jirka. (Under 18).

TACSI
Tacsii
                                                
                TACSI –INNA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Bahweynta cayaaraha noocyadooda kala duwan kubadda Cagta, iyo kubadda koleyga ee ku nool gobolka Minnesota waxaa ay tacsi u dirayaan Cabdiraxmaan Aadan Cismaan (Wariye) oo hooyadii  marxuumad Cawrala Cismaan Maxamed ay ku geeriyootay magaalada Woodbury ee gobolka Minnesota  xalay oo ay taariikhdu ahayd  06/07/2008.
Tacsi taa la mid ah waxaa loo dirayaa dhamaan ilmo Aadan Cismaan meel walba oo ay joogaan…Waxaana Allaha awoodda badan looga baryayaa in uu marxuumadda jannadii fardowsa ka waraabiyo,qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna samir iimaan naga wada siiyo.       (AAMIIN-AAMIIN-AAMIIN).

Sidoo Kale Dhamaan bahda Isboortiga Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, gaar ahaan bahda kubadda Kolayga,waxaa ay tacsi u dirayaan walaalahood Maxamed Muuse Xuseen, Cabdulaahi Muuse Xuseen, Mukhtaar Muuse Xuseen, Maryan Muuse Xuseen, Axmed Muuse Xuseen, Xasan Muuse Xuseen, Xuseen Muuse Xuseen, Yusuf Muuse Xuseen, iyo Cabdulqaadir Muuse Xuseen, oo Hooyadood Xaliimo Cali Maxamuud, ku geeriyootay Soomaaliya, magaaladda Muqdisho. Xalay oo Sabti ahayd, taariikhdu na 05/07/2008.Waxayna ilaah uga baryayaan Hooyo Xaliimo dembi dhaaf iyo in Illaah Jannadii firdowsa ka waraabiyo, inta noolna samir iyo iimaan Eebe ka siiyo. “INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.”

Tacsiyadahan iyaga ah waxaa diraya dadka magacyadooda hoos ku xusan yihiin:

Cabdi Cali Macallin – Guddoomiyaha Isboortiga MN
Macallin Ibraahim Suudaani
Macallin qariindi
Yaasiin Barafuun
C/qaadir Xaaji Daahir(Shiikha)
Axmed Daahir Axmed
C/raxmaan Guuleed Cawaale(Aamaan)
Maxamuud Ciise Faarax
C/rizaaq Saciid (Marshaale)
C/qaadir yuusuf Ciise (Madaxey)
Cabdullahi Cilmi Maxamed (C/Wardhiigley)
C/qaadir Jaango
Maxamed Dheere
C/raxmaan Caloolgeel
Idiris Ibraahim Suleiman
C/qaadir Xaashi (Dalmar)
C/llahi Moorgan
C/casiis Biixi
Yoonis Xaaji saciid
Cali Xaaji aweys
Bakar Yare
Burhaan Yaasiin Xaaji
Abdi Gabayre Ismaaciil(Duwe)
Maxamed Abdullahi Axmed(Catoosh)
Deeqo Cawil
Nimco Axmed
Xaawo Hiiraan
Gani Nuur
Maryan Nuur
Fartuun Osmaan
 






INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Dhamaan bahda Isboortiga Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda kubadda Kolayga, macalimiin, garsoorayaal, ciyaartoy Hore & Dambe, taageerayaal iyo asxaabta faraha badan ee ku kala baahsan aduunweynaha wexey tacsi u dirayaan walaalahood Maxamed Muuse Xuseen, Cabdulaahi Muuse Xuseen, Mukhtaar Muuse Xuseen, Maryan Muuse Xuseen, Axmed Muuse Xuseen, Xasan Muuse Xuseen, Xuseen Muuse Xuseen, Yusuf Muuse Xuseen, iyo Cabdulqaadir Muuse Xuseen, oo Hooyadood Xaliimo Cali Maxamuud, ku geeriyootay Soomaaliya, magaaladda Muqdisho. Xalay oo Sabti ahayd, taariikhdu na 05/07/2008.Waxayna ilaah uga baryayaan Hooyo Xaliimo dembi dhaaf iyo in Illaah Jannadii firdowsa ka waraabiyo, inta noolna samir iyo iimaan Eebe ka siiyo. “INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.”Waxaa si gaar ah uga tacsi gudanaya:
Mohamed Sheikh Abdi (weli) Safiyo NEERO
Axmed Xirsi Abdulle (A Bile) Cabdi Xalow
Cabdullhi Xuseen (Afweyne) Nuuradiin Cali Saciid
Xasan M. Faarax (JOHN) Cabdulqaadir SHIIKHA
Cumar Anyeelo Idiris Ibrahim Suleiman
Cusmaan Shiis & Xaawo Taako Xasan BINGE
Aadan Xaaji Yebarow WIISH Abuukar SHIINO
Bashiir Macalin Faarax ODAY
Maxamed Sheikh (Holoqsane) Bashiir Fox
C/qani Jeenyo Cabdulqaadir Dhamme
Muriidi Yaaweli Rashiid Doob
Cusmaan Cali Aba nuur (BRUUNO) M'ed A/man Oorso
Bashiir Cabdullaahi (Gurey) C/qaadir Somaltex (SANAA)
C/raxman M.Gohaad (SHIINO) Cali Baashe S.A
Bashiir Cabdi Daahir & Sareedo Beela C. Daaahir
Cabdulqaadir GARWEYNE Maxamed Geedi (SANTUUR)
Axmed Daahir Xasan BULBUL
Cali Cusman Cali Cabdi Calasow Raage
Saciid QORSHEEL Xasan Muuse
Cabdi DHEERE Cusmaan XALANE
Maxamed Faarax QAMBI Maxamed Xaaji ALI
Cabdi Cali Warsame Xasan Garre
Aden Cabdi QARDHAAS Sheelaro
Cumar A/dir BARAJAB R.K (TARAX)
Jaani Dheere TARZAN
Warsame Dheere C/raxmaan Saalax (Laabis)
AADAAMO Axmed M Cabdi (CARAB)
MISKI Cumar Bashiir Cawil
Xirsi Faarax Xayir Cabdiraxmaan Maxamed Sh. Mahdi
Ibrahim Jimcaale Cabdi BRUUKO Xuseen Cabdulle KALAJABAN
Ciise FARAGAAB Daa'uud Ahmed Dheere
Cali Gurey Siciid Faarax
Direey Awees Daahiye Xaashi
                         
INA LILAAHI WA INA ILLEYGA RAJACUUN
 
DHAMMAAN  REER ABANUR ABATI OO KALA AH :  MAXAMED ABANUR ABATI, MURIIDI ABANUR ABATI
XASAN ABANUR  ABATI,
XUSEN  ABANUR ABATI
C/CASIIS ABANUR ABATI,
C/RAXMAAN ABANUR ABATI
 WAXAAN TACSIYO U DIREYNAA DHAMMAAN REER  MUSE XUSEN  OO HOOYADOOD MARUUMAD XALIIMO CALI MAXAMUD KU GEERIYOOTAY MUQDISHO 7/ 5 / 08 .  
 
WAXAANA  TACSIYO U DIREYNAA  DHAMMAAN CARUURTEEDA OO  KALA AH :
 
MAXAMED  MUSE XUSEN, C/LLAAHI MUSE XUSEN, MUKHTAR MUSE XUSEN,AXMED MUSE XUSEN, XASAN MUSE XUSEN, XUSEN MUSE XUSEN,YUSUF MUSE XUSEN, C/QADIR MUSE XUSEN, MARYAN MUSE XUSEN
 
WAXAANA ILAAHEY UGA BARYAYNAA  INUU JANNADUL FARDOWSA KU WAARIYO, DHAMMAAN EHELKANA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO  AAMIIN    AAMIIN    AAMIIN

OLYMPIC IYO A-PLUS OO KU GUULAYSTAY KOOBKII SOMALI WEEK

OLYMPIC IYO A-PLUS OO KU GUULAYSTAY
KOOBKII SOMALI WEEK 2008

DIYAARIYE: SHIIKHA

MINNEAPOLIS-MN



ss 
 

Tartamadii ciyaaraha kubadda koleyga da’da ka yar 18 ka sano  oo loogu magac daray  SOMALI/AMERICAN INDEPENDENCE DAYS TOURNMENT   ayaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay garoonka kubadda koleyga ee YWCA ee magaalada Minneapolis   ee gobolka Minnesota
SOMALI TIGERS OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI WEEK MINNESOTA
SOMALI TIGERS OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI WEEK MINNESOTA
DIYAARIYE:SHIIKHA
MINNEAPOLIS-MN
 

SSS
Kooxda kubadda cagta  ee Somali Tigers  ayaa si rasmi ah ugu guulaysatay koobkii loogu magac daray Somali/American independence days tournament, ka dib markii ay si xarrago leh uga adkaadeen 2 gool  iyo  0  kooxda Banaadir oo ka socotay gobolka CA- Sandiego.
URURKA SSIFO OO SOO DHAWEYSAY NUURADDIIN CALI SACIID
URURKA SSIFO OO SOO DHOWEYSAY NUURADIIN CALI SACIID
Waxaa soo diyaariyay: Xasan M. Faarax (John)
Xarunta wayn ee London






Waxaa habeenkii Sabti-Axadaad lagu qabtay casho sharaf ay xubnaha ururka SSIFO ku soo dhoweynayeen Nuuradiin Cali Saciid oo ahaa ciyaartoy magac iyo qiimo wayn ku lahaa Qaranka Soomaaliyeed iyo Kooxda Kubadda Kolayga ee Badda. Nuuradiin wuxuu ka mid yahay ciyaartoydii mudada ugu dheer u saftay kooxda qaranka kuna sifoobay cayaar wanaag, akhlaaq wanaag iyo daacadnimo.
ISKU AADKII CAYAARAHA SWEDEN OO LA SOO SAARAY
ISKU AADKII CAYAARAHA SWEDEN OO LA SOO SAARAY
DIYAARIYE:MAXAMED MUKHTAAR & IBRAAHIM GALBEYTE
SWEDEN




Shir sanadeedkii cayaaraha heerka koowaad ee Swedan ayaa furmay maanta oo ay taariiqdu tahay 3 da may 2008, Shirka ayaa ka dhacay xaafada sida weyn ay u degan yihiin soomaalida sweden ee Rinkeby goobta lagu magacaabo Folketshus i Rinkeby ( Guriga Umada).
Kulankaan oo ay goob joog ka wada ahaayeen dhamaan kooxaha kasoo qeyb gala Cayaaraha heerka koowaad ee Swedan oo isugu jiray kooxaha cayaara kubada
cagta iyo kuwa koleyga, sidoo kale marti sharaf qiima weyn ku leh isboortiga Soomaaliyeed hadiii ay noqon lahayd cayaartooydii hore, masuliyiin hore iyo kuwa hadda maamul ka haya ururada ugu weyn isbortiga ee ummadda Soomaaliyeed.
ugu horeyntii waxaa lagu furay aayadaha quraanka kariimka ah intaa ka dibna waxaa hadalkii qaatay gudoomiyaha cayaaraha heerka koowaad ee Swedan mudane M Hamdi shek Ahmed.
TARTAN KUBADDA KOLEYGA OO CARUURTA DA'DOODU KA HOOSAYSO 18 OO KA FURMAY TORONTO
NewsTartan K/Koleyga oo ka furmay Toronto
Diyaariye:Daa’uud Ahmed Dheere
Toronto-Canada






Tartan kubadda kolayga ah oo ay soo qaban qaabiyeen cayaartooydii hore ee Kubadda Kolayga Soomaaliyeed ee hada ku midoobay ururka lagu magacaabo SSIFO (Somali Sports & International Friendship Organisation) qaybtooda deggan Canada sida: Cabdi Dheere, Cabdi Deputati, Farax Odey, Cali Gaab, Daud Axmed Dheere, Axmedey Abukar, Jibril M. Sacid, Maxamed Farax Qambi, Sacid Qorshel iyo Musse M. Nasir, oo shir isugu yimadeen Sabtigii hore ayaa waxay go'aamiyeen inay u qabtaan tartan soconaya 5 Toddobad caruurta da'doodu ka hooseysa 18 jir.
DUGSI BARASHADA K/KOLEYGA OO LAGA FURAY MAGAALADA LEICESTER
DUGSI BARASHADA K/KOLEYGA OO LAGA FURAY MAGAALADA LEICESTER
DIYAARIYE: C/rahman Aadan Nuur
Xoghayaha HBAA





Sabtidii la soo dhaafay ee ay bishu aheyd 12-ka Apriil 2008 ayaa waxaa magaalada Leicester ee cariga Ingriiska laga furay dugsi tababar kubadda kolayga ah oo uu furay macalinka wayn Cumar Anyeelo, oo ka mid ah bahwaynta kubadda kolayga hada u soo jeesatay sidii ay u horumarin lahaayeen mustaqbalka kubadda kolayga Soomaaliyeed, kuwaas oo ku midoobay Ururka isku taga cayaartooyda kubadda kolayga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SSIFO (Somali Sports & International Freindship Organisation).
JIILAL KALA DUWAN OO K/KOLEYGA AH OO KU KULMAY LONDON
JIILAL KALA DUWAN EE KUBADDA KOLAYGA AH OO KU KULMAY LONDON
Diyaariye:Xasan M. Faarax (John)
Xarunta wayn ee London




Ururka isku taga cayaartooyda kubadda kolayga ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SSIFO (Somali Sports & International Freindship Organisation) ayaa waxay shalay galab oo taariikhdu ahayd 12 Abriil 2008 ay qado sharaf u sameeyeen Rugcadaayaal magac iyo maamuus ku lahaa cayaarta kubadda kolayga, si ay warbixin uga siiyaan dadaalka ay ugu jiraan isku keenida iyo ka qayb qaadashada horumarka kubadda kolayga Soomaaliyeed.
KOOXDA VILLANOVA OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SBL EE MINNESOTA
KOOXDA VILLANOVA OO KU GUULAYSATAY KOOBKII SOMALI BASKETBALL LEAGUE EE MINNESOTA
Diyaariye: Shiikha






Kooxda kubbadda koleyga ee Villanova ayaa habeenimadii xalayto oo ay taariikhdu ahayd 04/05/2008,waxaa ay ku guulaysteen koobkii loogu magacdaray SOMALI BASKETBALL LEAGUE (SBL) oo aalaaba ay soo qabanqaabiyaan dhallinyarada Soomaaliyeed oo iyagu isku xilqaamay qabashada cayaarahaasi. Waxaana ciyaarahaasi lagu qabtay garoonka kubadda koleyga ee Bottineau Park iyada oo daawadashada ciyaartaasi ay ka soo qaybgaleen dadweyne faro badan oo iyagu aad u soo camiray garoonka iyo qaar ka tirsanaa ciyaaryahannadii xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga.
Page 1 of 5 1 2 3 4 > >>
Most Recent Articles
Subject Category Author Views Date
Xiddigii Naadiga Batroolka:Mukhtaar Maxamed Axmed -M-Cuti- LEGENDS shiikha 814 20-08-2007 00:57
Barnaamijka Xiddigaha - Mukhtaar Maxamed Axmed ( Mukhtaar Cuti) Qore: Shiikha
Banaamijka Xiddigaha:Tababare Fu'aad Sh.Ibraahim (Fu'aad Fujuu) LEGENDS shiikha 500 20-08-2007 00:33
Barnaamijka Xiddigaha: Tababare Fu\'aad Sh .Ibraahim (Fu\'aad Fujuu) Qore: Shiikha
Xiddiggii Naadiga Badda: Nuuraddiin Cali Saciid LEGENDS shiikha 761 20-08-2007 00:12
Iyada oo aynaan qoraalladeena ku soo koobi karin xiddigihii faraha badnaa ee u kacay qaranka Soomaaliyeed ayaanu misana isku dayi doonaa inaan marba soo qaadano ciyaaryahannada ay inoo suuro-gasho inaanu helno taariikhahoodii isboorti muddadii ay ku dhex jireen bulshada isboortiga.
Xiddiggii Naadigii Munishiibiyo:Cumar Ringo LEGENDS shiikha 940 18-08-2007 14:19
Barnaamijka Xiddigaha - Cumar Ringo Qore: Shiikha
Xiddiggii Naadiga Badda :Axmed Cismaan Geedi LEGENDS shiikha 484 18-08-2007 13:22
Barnaamijka Xidigaha AXMED CISMAAN GEEDI Qore: Shiikha Xubinteena joogtada ah ee barnaamijka xiddigaha waxaa aynu ku soo qaadanaynaa taariikhdii Ciyaaryahan Axmed Cismaan Geedi oo isagu caan ku ahaa kubbadda cagta Soomaaliyeed looguna naanayso” Geedi”.
Xiddiggii Naadiga Muqdisho: Isaaq Nuur Maxamed LEGENDS shiikha 504 18-08-2007 13:03
Barnaamijka xidigaha - Isaaq Dheere Diyaariye:Shiikha
Xiddiggii Naadiga Jeenyo:Dr. Yuusuf Shaqaaq LEGENDS shiikha 509 16-08-2007 20:27
XIDDIGA: Dr. Yuusuf Shaqaaq Barnaamijka Xiddigaha - Yuusuf Maxamed Maxamuud ( Y/Shaqaaq) Qore: Shiikha
US Flag
TORONTO 2007
SOMALI-AMERICAN INDEPNEDECE DAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
content
Random movie
[ Soccer ] [ Yaseen Musa-King of Basketball ] [ Mike Tyson(Iron Mike) ] [ I Believe I can Fly-Michael Jo ] [ Top 10 amazing Michael Jordan ] [ Mohamed Ali & Joe (Manila) ] [ Mohamed Ali-Hero- ] [ Abdi Bile(Hero) ] [ NBA" top 10 ] [ Basketball ]
Ashland sports Re-union
Shoutbox
You must login to post a message.

shiikha
30/08/2007 16:46
Kan u daa Shiikhow

shiikha
16/08/2007 22:53
WOW: Muuqaalkaan baa fiican. mahadasanidiin

Event Calendar
July 2008
S M T W T F S
    1 2 3 4 5
6 7 8 9 10 11 12
13 14 15 16 17 18 19
20 21 22 23 24 25 26
27 28 29 30 31    
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 15
Newest Member: kent kadar
Copyright Somali Youth Development Oragnization organization In Minnesota (SYDOM); 2006

Aero X Theme 318066 Unique Visits